Iskuul ku yaalla Kenya oo amar yaab leh ku soo rogay gabdhaha wax ka barta (Sawirro)

Qaar ka mid ah ardayda cusub ee sanadka koowaad ee dugsiyada sare u tagaya iskuulada ku yaalla galbeedka Kenya, ayaa timaha laga xiiray, si ay ugu hoggaansamaan xeerka “dharka” ee adag. Ardaydan cusub oo ay galbinayaan waalidiintooda iyo mas’uuliyiintooda, ayaa safaf dhaadheer u galay miisas kala duwan, si ay u maraan nidaamka ogolaanshaha, kuwa lagu … Continue reading Iskuul ku yaalla Kenya oo amar yaab leh ku soo rogay gabdhaha wax ka barta (Sawirro)